Yedi İklim Turkish E-buug
Buugga Dhaqan-galka E-buug
Waxaa si cilmiyaysan loo xaqiijiyey in ardaydu ku guuleystaan waxbarasho joogto ah oo wax ku ool ah iyadoo loo marayo baridda luuqadda farsamada lagu taageero. Si taas loo gaadho, E-buuga waxaa uu kamidyahay barnaamijyo lagu taageeraayo xoojinta wax barashada. Machadka Yunus Emre, ayaa horumariyay cajalado maqal ah, iyo kuwa muuqaal ah. İlaa iyo 2014, kuna dabaqaday waxbarasha E-buuga jiilka cusub waxaa loogu talagay qalab casri ah oo loogu barayo luuqada Turkiga dadka ajnabiga ah, ayaa loo diyaariyay heerarka A1, A2, B1, B2, C1.
Iibka: 0 312 309 11 88 / 1059 |
Ek | Boyut |
---|---|
Yedi İklim Turkish E-buug | 75.28 MB |